Ministry of Interior, Federalism and Reconciliation

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Mudane Omer Gure ayaa Xaruunta Wasarada ku Soo Dhaweeyay Wasiir Fiqi

10 Dec

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Mudane Ahmed Moalim Fiqi Iyo Wafdi uu Hogaaminayo Oo Safar Shaqo u Jooga Caasimada Galmudug Ayaa maanta kormeer ku yimid Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug, waxaana ku soo dhaweeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Omer Gure.

Wasiirka waxaa Xaafiiska ku soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cabdi Maxmed jamac (Cabdiwayel), Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Omar Abdi Mohamed Iyo Shaqaalaha Wasaaradda ayagoo uga warbixiyay shaqooyinka iyo Hormarada ay wasaaradu ka wado Deegaanka Galmudug.

Wasiirka Axmed Macalin Fiqi ayaa Wasaaradda ku amaanay arinta dhisida Golayaasha deegaanka iyo shaqooyinka baaxada leh ee ay ka wadaan Galmudug, asagoo Carabka ku adkeeyay sida ay diyaarka ugu yihiin inay garab istaagaan Hormaradaan ayna dhankooda ka qayb qaadandoonaa howlaha hormarineed ee ka socda wadanka.