16
Jun
Tababar Labo Maalmood ah oo ku Saabsan Mideynta Chart of Accounts ee Degmooyinka iyo Dowlad-Goboleedka Galmudug (“Two-Day Training Workshop on Harmonization of District and State Chart of Accounts”
🟢 WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA, FEDERALKA IYO DIB-U-HESHIISIINTA DOWLADDA GALMUDUG
Date: 16-June-2025 Goobta: Cadaado
Tababar Labo Maalmood ah oo ku Saabsan Mideynta Chart of Accounts ee Degmooyinka iyo Dowlad-Goboleedka Galmudug
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Galmudug ayaa magaalada Cadaado ku qabatay tababar socday laba maalmood (14–15 June 2025), kaas oo uu hagayay Agaasime Abdikafi Hassan Adan.
Tababarkan oo ay ka qayb galeen 15 ka-qeybgaleyaal, ayaa diiradda lagu saaray mideynta iyo isku-dubaridka Chart of Accounts ee degmooyinka iyo hay’adaha maaliyadeed ee dowladda, si loo xoojiyo nidaamka maareynta maaliyadda iyo hufnaanta dawladda hoose.
#MoIFAR #Galmudug #Cadaado #Tababar #Maaliyad #Hufnaan #Daahfurnaan













