Ministry of Interior, Federalism and Reconciliation

“Wadatashi Labo Maalmood ah oo lagu Mideynayo Chart of Accounts ee Degmooyinka iyo Dawladda Galmudug (“Two-Day Consultation Workshop on Harmonization of District and State Chart of Accounts” )

29 May

“Wadatashi Labo Maalmood ah oo lagu Mideynayo Chart of Accounts ee Degmooyinka iyo Dawladda Galmudug (“Two-Day Consultation Workshop on Harmonization of District and State Chart of Accounts” )

🟢 WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA, FEDERALKA IYO DIB-U-HESHIISIINTA DOWLADDA GALMUDUG

Date: 29-May-2025           Goobta: Cadaado

Wasaaraddu waxay magaalada Cadaado ku qabatay kulan wadatashi oo labo maalmood socday (27–28 May 2025), kaas oo u dhexeeyay mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha degmooyinka iyo wakiillo ka socday Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Maaliyadda.

Kulankan waxaa ka qayb galay 20 qof, waxaana diiradda lagu saaray isku-dubaridka iyo mideynta Chart of Accounts ee degmooyinka iyo hay’adaha dowlad-goboleedka, si loo xoojiyo daahfurnaanta iyo hufnaanta maamulka maaliyadeed.

#MoIFAR #Galmudug #Cadaado #Maaliyad #IskuDubarid #Hufnaan #Daahfurnaan